Sheekh mustafa xaaji ismaaciil biography of mahatma



Sheekh mustafa xaaji ismaaciil biography of mahatma death.

Waa kuma Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haruun?

Xigashada Sawirka, Sh. Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun

Article information
  • Author, Cabdishakuur Casoowe
  • Role, Nairobi

Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun wuxuu ka mid yahay ka qeyb galeyaasha Kulanka Culumada Soomaaliya, oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna markii ugu horreysay madashaas uga hadlay taariikh nololeedkiisa.

Sheekh mustafa xaaji ismaaciil biography of mahatma

  • Sheekh mustafa xaaji ismaaciil biography of mahatma
  • Sheekh mustafa xaaji ismaaciil biography of mahatma in english
  • Sheekh mustafa xaaji ismaaciil biography of mahatma death
  • Sheekh mustafa xaaji ismaaciil biography of mahatma book
  • Sheekh mustafa xaaji ismaaciil biography of mahatma full
  • Mu'tamarka uu ka qeybgalayay waxaa ka qeybgalay 12 culimo oo Soomali ah oo ay ka mid yihiin Sheekh cabdirashiid Sheekh Cali Suufi iyo Sheekh maxamed Idiris.

    Wuxuu Nairobi ka socday 14 illaa 16-kii bishan December kaas oo ay sidoo kale goob joog ka ahaayeen dhageystayaal badan oo su'aalo weydiiyay culimada.

    Sheekh Mustafa Waxyaabaha uu ka sheekeeyay waxaa ka mid ah in marar badan ay xirtay dowladdii hore ee Soomaaliya.

    Isagoo la hadlayay dadkii isugu tagay kulanka Culumada wuxuu sheegay in uusan waligiis Idaacad ama Telefishin uga warramin arrimaha ku sa